Hiigsi & Hayaan: Maxaa dhib laga soo maray yagleelka Jaamacadda Bariga Afrika (EAU)? (daawo taxanaha 1aad)

HomeWararkaHIIGSI & HAYAAN

Hiigsi & Hayaan: Maxaa dhib laga soo maray yagleelka Jaamacadda Bariga Afrika (EAU)? (daawo taxanaha 1aad)

Jaamacadda Bariga Afrika (East Africa University - EAU) waa hormuudka jaamacadaha Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya, laakiin waxaa jiray xilli Puntla

Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 30aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)
Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 6aad iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi
Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 20aad iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Jaamacadda Bariga Afrika (East Africa University – EAU) waa hormuudka jaamacadaha Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya, laakiin waxaa jiray xilli Puntland ay ka marnayd jaamacado iyo tacliin sare toona.

Arday badan ayaa sannadkaan u xaadiraya heer jaamacadoodkii koowaad, kuwa kalena waa jaamiciyiin Jaamacadda Bariga Afrika. Arday badan oo arday jaamacadeedka sannadkaan ahi ma oga waxa laga soo maray EAU iyo ragga u soo tiir iyo tacab beelay yagleelka jaamacadda. Haddaba dhowrka barnaamij ee soo socda waxa aan idin kula qaybsan doonnaa waxa laga soo maray yagleelka Jaamacadda Bariga Afrika.

Hoos kaga bogo oo la qaybso ardayda sannadkaan ku cusub Jaamacadda Bariga Afrika iyo inta aan ka warqabin waxa laga soo maray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: