MUQDISHO:  28 QOF OO LAGA HELAY CAABUQA COVID-19

HomeWararka

MUQDISHO: 28 QOF OO LAGA HELAY CAABUQA COVID-19

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Wasaaradda Caafimaadka ayaa shee

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxwaynaha dowladda faderaalka oo ku goodiyay inay ka jawaabayaan weerarkii Soobe
Taliyihii Saldhiga bartamaha ee Gaalkacyo oo qarax ka bad baaday (dhegayso)

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay 28 ruux oo ku sugan Muqdisho iyo Hirshabeelle, islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.

> 2021 Soomaliya: 620

> Laga Helay: 28

> Banadir: 27

> Hirshabelle: 1

> Lab: 22

> Dhedig: 6

> Dhimasho: 2

> Tirada Guud ee Laga Helay: 5,013

> Bogsashada Guud: 3,733

> Dhimashada Guud: 144

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: