Mudaharaadka kasocda Hindiya oo sii xoogaystay iyo ciidamada oo rasaas u adeegsaday shacabka

Mudaharaadka kasocda Hindiya oo sii xoogaystay iyo ciidamada oo rasaas u adeegsaday shacabka

Ugu yaraan 6 qof ayaa lagu dilay waqooyiga dalka Hindiya iyada oo ay weli halkoodi ka sii socdaan mudaharaadyada looga soo horjeedo sharciga muranka badan uu ka dhashay ee muwaadinimada ee ay soo saartay dowladda Hindiya.

Taliyaha booliska Uttar Paradesh OP Singh wuxuu wakaladda wararka ee Reuters uu u sheegay iney 32 qof oo kale ay iska horimaadyadaasi ku dhaawacmeen.

Inta ay rabshdaha salka ku haya sharciga faquuqaya muslimiinta ee ay dowladda Hindiya meel marisay socden waxaa ku dhintay 13 qof.
Mudaharaadayaashana waxay halkooda ka sii wadaan dibadbaxyadooda iyada oo ay boolisku sheegeen in la mamnuucay dibadbaxya in waddooyinka laga sameeyo.

Xirfadlayaasha caafimaadka iyo qaar ka mid ah booliska oo wakaaladda wararka ee AFP u warramay waxay sheegeen dadka rabshadahaasi ku dhintay 5 ka mid ah iney ku dhinteen gobolka Uttar Paradesh Jimcihi ayna u dhinteen rasaas ay ciidamada booliska ku soo rideen.

Hase yeeshee, taliyaha booliska gobolkaasi Mr Singh ayaa diiday mudaharaadayaasha Jimcaha dhintay iney u geeriyoodeen rasaas ay ciidamadiisa ku soo rideen.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    Nuurka.
    Political Analyst.
    Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.
    —-.-…-.-.-.*…*…*.*.*…………
    ANTI MOSLIMS AGENDA.
    ——————–.
    WAXAAN LA YAABAA HAB DHAQANKA XUN EE XISBIGA UTALIYA HINDIA HADEER EE HINDOSKA AAMINSAN,WUXUU U DHAQMAYAA SIDII 1700 DUNIDA LOOGA DHAQMI JIREY!!
    TAASISE WAXAY KU TUSAYSAA COLAADA & NACAYBKA KU SOCDA DUNIDA MUSLIMKA,OK,AWAL NATO=CRISTIANS OO UU HOR BOODAYO (USA,UK)BAA NA CAYR CAYRSAN JIREY & AFAR YUHUUDA OO BARIGA DHEXE LAGU BEERAY 1948 OO MARKAY YURIBIYANKII LA YAABEEN DHIBTOODA BAY ISKA MUSAAFURIYEENMRAREEN OO BARIGA DHEXE DAL GACAN KURIMIS AH UGA SAMEEYEEN YUHUUDII.OK HADASE WAXAABA NALOOKA TAAG LA’YAHAY BUUDHIISKII & HINDOSKII FIIRI WAXA CHINE,MYANMAR=ROHINGA,S/LANKA,KA SOCDA!!!!.
    DUNIDA SODONKII SANO EE U DANBAYSAY KA QAXAYA WAA MUSLIM,KA LA DILAYO WAA MUSLIM,KA LA DUUDSIYAYAA WAA MUSLIM,DALKA OLOLAYAA WAA DAL MUSLIM SOOMAALIYAANA KA KOOW AH INTA OLOLAYSA EE LA OLOLIYEY,OK,MUSLIMKII RAAF CAALAMIYA BAA USOO BAXAY!!.WAXAANA LAYNAGU HAYSAA WAA MAXAAD MUSLIM U TAHAY?XAQIIQDU WAA TAAS WAXKALEBA HA LAYSKU SOO TOOSIYEE,HALAYSKU SOO BEEGEE,XAQIIQDU WAA MUSLIM BAAD TAHAY!!!!!!!!!!.NOTHING ALS.
    HADEER ARINKA SHARCIGA HINDOOSKU KEENAY EE MUSLIMKA UUN KA SAARAYA AQOONSI SIINTA WAA CADAAWAD DIIMEED OO INTEEDA LE’EG & ILHAANO UU ILHAAMAYSTAY DHAMAAN MUSLIMKA DUNIDA OO AH 1.9BLYNS.
    ANIGU WAXAAN ARKAA RAAFKA KU SOCDA DADYOWGA MUSLIMKA.AWAL BARIGA DHEXE & AFRICA BAY AHAYDE HADEER BARIGA ADUUNKA & KOONFURTA ASIYA BUU SII SOCDAA NACAYKII MUSLIMKA ANTI MUSLIMS.
    STOP ANTI MOSLIMS.
    WE are MUSLIMS.
    WE are TARGET’s.
    EVERY WHERE
    WAXAANU NAHAY MUSLIM
    WAXAANU NAHAY BARTILMAAMEED!!!?.
    MEELKASTA JOOG.
    Fiiro Gaara:
    ISIS=MADE IN ISRAEL(ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICES).
    ALQACIDA MADE IN USA.
    ALSABAB+CIA+MI6+AMISOM+UNSOM=ONE.
    ISRAEL DID 9/11 Proof.& 9/11 IN SIDE JOB.
    DID MOSSAS DO CHARLIE HEBDO!!?PROOF.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACKs.
    TERRORIST isn’t MOSLIMS.BUT,TERRORIST=ANTI MOSLIMS.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com