Warbixin Ciyaartii Galabta : Shacabka Garowe oo dareenkooda Muujiyaay (dhegayso)

Galabta kooxda Kubadda Cagta Puntland waxay maanta usoo baxeen sama finaalka ,waxaana galabta isugu so baxay barxadda weyn ee Garowe dadweyne farabadan oo ku labisan calanka Puntland.

Warbixin Wariye Faarax yemani ayaa kadiyaariyaay


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com