Mucaaradka dowladda, dhaliishooda matoosin dowladda ah baa mise dumin? (dhegayso)

Mucaaradka dowladda, dhaliishooda matoosin dowladda ah baa mise dumin? (dhegayso)

Dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa wajahaysa culayso siyaasadeed oo uga imanaya madaxda maamul goboleedyada, mucaaradka xisbiyada siyaasada, iyo madaxdii hore ee Soomaaliya oo uu kamid yahay Xasan Sheekh Maxamuud.

Hadaba Mucaaradka dowladda mawaxa ay yihiin kuwo wax duminaya? mise kuwo wax toosinaya ? arimahaasi iyo kiiska Badda Soomaaliya ee ay Kenya ku dudoodayso waxaan ka waraysanay D.r Yaasiin Faarax Cartan,waxa uu uga waramay wariye Xasan Heykal oo Bosaaso jooga.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com