Mucaaradka dowladda, dhaliishooda matoosin dowladda ah baa mise dumin? (dhegayso)

HomeWararka

Mucaaradka dowladda, dhaliishooda matoosin dowladda ah baa mise dumin? (dhegayso)

Dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa wajahaysa culayso siyaasadeed oo uga imanaya madaxda maamul goboleedyada, mucaaradka

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garowe kusoo dhaweyaay Xulka Kubada Cagta Puntland (dhegayso)
Barkhad Cali Saalax AUN: Waxaan ka Waraysanay Garaad Cabdullaahi Cali Ciid

Dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa wajahaysa culayso siyaasadeed oo uga imanaya madaxda maamul goboleedyada, mucaaradka xisbiyada siyaasada, iyo madaxdii hore ee Soomaaliya oo uu kamid yahay Xasan Sheekh Maxamuud.

Hadaba Mucaaradka dowladda mawaxa ay yihiin kuwo wax duminaya? mise kuwo wax toosinaya ? arimahaasi iyo kiiska Badda Soomaaliya ee ay Kenya ku dudoodayso waxaan ka waraysanay D.r Yaasiin Faarax Cartan,waxa uu uga waramay wariye Xasan Heykal oo Bosaaso jooga.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: