Midowga Musharixiinta Soomaaliya oo codsaday in labadalo La-taliyaha Midowga Afrika ee arimaha Soomaaliya (WARBIXIN)

Midowga Musharixiinta Soomaaliya   oo codsaday in labadalo  La-taliyaha  Midowga Afrika ee arimaha Soomaaliya (WARBIXIN)

Midowga Musharixiinta Soomaaliya ayaa dalbaday in la badalo La-taliyaha sare ee siyaasada kooxda dhexdhexaadinta Midowga Afrika, kaasoo ay ku eedeeyeen in ku kacay eex Cabdirisaaq Cabbdala Faamoos ayaa warkan kadiyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com