Gantaalkii Shiinaha Long March 5B oo ku dhacay Badweyn Hindia (WARBIXIN )

Gantaalkii Shiinaha Long March 5B oo ku dhacay Badweyn Hindia (WARBIXIN )

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in gantaalkii ka soo fakaday uu dhulka ku soo dhacay Badweynta Hindiya, gaar ahaan meel u dhow Jaziiradda Maldives.

Warbaahinta Shiinaha ayaa sheegtay in Gantaalkan uu dhulka soo gaaray axadii maanta, xilliga saacada Shiinaha aheyd 10:24.
Maxamed Musse Qaal ayaa soojeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com