Midowga musharixiinta oo war cusub kaga dhawaaqay Muqdisho

Midowga musharixiinta oo war cusub kaga dhawaaqay Muqdisho

Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa war kasoo saaray xaaladda amni ee dalka, Cudurka halista ah ee COVID-19 ee kusii faafay gudaha dalka iyo Shirka madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ee dhacaya.

War-saxaafadeed kasoo baxay Musharaxiinta ayaa waxaa lagu cambaareeyay weeraradii lagu qaaday Xerada Xalane iyo Maqaayada Luul Yemeni iyagoon sheegay inay ka xun yihiin falalkaas ka dhacay Magaalada Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Ahmed jibril 3 years ago

    Allaahayo Umada somaliyad Xanuunka covidka Ka badabadi Aammin

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com