Midowga Musharaxiinta oo war kasoo saaray khilaafka Rooble & Farmaajo

HomeWararka

Midowga Musharaxiinta oo war kasoo saaray khilaafka Rooble & Farmaajo

Warka qoraalka ah ee kasoo baxay Midowga ayaa looga hadlay khilaafka udhaxeeya Rooble iyo Farmaajo kaas oo salka kuhaya Hay'ada Nisa iyo magaca

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano horleh oo katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka qoraalka ah ee kasoo baxay Midowga ayaa looga hadlay khilaafka udhaxeeya Rooble iyo Farmaajo kaas oo salka kuhaya Hay’ada Nisa iyo magacaabista Wasiirka Amniga ee uu magacaabay RW Rooble.

Midowga Musharraxiinta waxa ay madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaday ee Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Farmaajo ku eedeeyay in uusan weli ka tanaasulin damiciisi ku aaddana muddo korarsiga iyo in uu rabo in uu soo ceshto awooddiisii amniga si uu u xagal daaciyo kiiska Ikraan Tahliil una carqaladeeyo habsami u socodka doorashooyinka dalka.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: