Midowga Musharaxiinta oo baaq udiray Beesha caalamka

Midowga Musharaxiinta oo baaq udiray Beesha caalamka

Golaha Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha ayaa si adag u diidayaa muddo kororsiga ay sameeyeen Golaha shacabka, waxayna ku tilmaameen sharci daro uu ku kacay guddoonka Golaha Shacabka uu muddo xileedkiisu dhammaaday.

War Saxaafadeed ay soo saareen Midowga Musharaxiinta ayaa shacabka Soomaaliyeed loogaga codsaday inay meel qura ugaga soo horjeesteen wax ay ugu yeereen kaligii talisnimada dalka lagu burburinayo.

Qoraal uu soo saaray Midowga Musharaxiinta ayaa loogu baaqay Beesha caalamka in ay tillaabo ka qaaddo shakhsiyaadka halista ku ah deganaanshaha iyo xasilloonada Soomaaliya.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com