Mid kamid ah Waxgaradka gobalka Gedo oo ka hadlay Fataahadaha (dhegayso)

Mid kamid ah Waxgaradka gobalka Gedo oo ka hadlay Fataahadaha  (dhegayso)

Suldaan Cabdi Shiikh Maxamed Nirgoole oo kamid ah Salaadiinta ka soo
jeeda gobalka Gedo ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin Fatahaada
magaalooyin kamid ah gobalka Gedo arrimaha Jubbaland iyo arrimo kale.

Suldaanka ayaa Qurba joogta ka soo jeeda gobaka Gedo ugu baaqey in ay
isku tashtaan oo ka shaqeeyaan hormarka gobalka Gedo isagoo soo
booqdey Radio Daljir Caabudwaaq ayuu sidaan uga hadlay arrimahaasi

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com