Madaxweynaha Galmudug oo dhamaystiray golihisa wasiirada

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo dhamaystiray golihisa wasiirada

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo dhameystiray Golihiisa Wasiirada, isagoo magacaabay Wasiir Kuxigeeno iyo Wasiiru dowlayaal

Buurta Puntland: Qodobada Shirkii Amniga Qaranka (sawirro)
Waddamada xubnaha ka ah urur Goboleedka IGAD oo Shir Muqdisho uga Furmay
Kaluumaystada Degmadda Xaafun doonyo jariifayaal ah ka cabanaya (dhegayso)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo dhameystiray Golihiisa Wasiirada, isagoo magacaabay Wasiir Kuxigeeno iyo Wasiiru dowlayaal.

Xubnaha uu magacaabay Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxay u badan yihiin dhalinyaro, waxaana ay ka kooban 25 Wasiir Kuxigeeno iyo 11 Wasiiru dowlayaal.

Golaha Wasiirada Galmudug ayaa la filayaa in wadajir loo dhaariyo, marka codka kalsoonida ay ka helaan Baarlamaanka Galmudug.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: