HomeUncategorized

Mid kamid ah barlamaanka cusub oo Garoowe ku geeriyoodey.

Garoowe, Nov 21 2016--Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland waxaa xalay ku geeriyoodey mid kamid ah xildhibaanadii dhowaan kusoo baxay xubnaha aqalka hoose ee Puntland.

Muqdisho oo laga xusay 1-da Luuliyo
DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada iyo Axmed Maxamed Nadiif.
Xaaladda magaalada Galkacyo oo deggan & wadahallo lagu joojinayo xiisaadda colaadeed oo socda.

Garoowe, Nov 21 2016–Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland waxaa xalay ku geeriyoodey mid kamid ah xildhibaanadii dhowaan kusoo baxay xubnaha aqalka hoose ee Puntland.

AUN xildhibaankaan oo mudo kasoo mid ahaa barlamaanka Soomaaliya kana tirsanaa gudiga u qaabilsan arrimaha Jaamacadda Carabta ayaa lagu magacaabi jirey Daahir Xaaji.

Daahir Xaaji oo aan wali loo dhaarin xilkiisa xildhibaan-nimo ayaa in muddo ah ku soo jiray siyaasadda Somalia ,waxaana tan iyo 2009-kii uu ka soo mid ah barlamaanadii soo maray dalka.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: