DHEGEYSO-Xasan Sheekh Maxamuud oo iska fogeeyey inuu doorashada farageliyey.

Muqdisho, Nov 21 2016—Madaxweynaha waqtigiisii dastuuriga ahaa dhammaaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyey inuu faragelin ku sameeyey shaqada gudiga doorashada dadban ee Soomaaliya.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuusan wax saamayn ah ku lahayn arrimaha xulitaanka xubnaha labada aqal ee Soomaaliya, si lamid ahna madaxda maamul goboleedyada iyo siyaasiyiintaba ay ka amar sarreeyaan gudiga doorashada dadbani.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com