Mid ka mid ah odayaasha ku xirnaa xabsiga Bosaso oo isbitaalka la dhigay

Mid ka mid ah odayaasha ku xirnaa xabsiga Bosaso oo isbitaalka la dhigay

Mid ka mid ah odayaashii dhawaan maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Bari ay ku xakuntay xabsi iyo ganaax lacageed ayaa la sheegayaa in uu soo wajahay xanuun.

Caaqil Diraac Buux ayaa la dhigay isbitaalka weyn ee magaalada Bosaso, kadib markii uu afka iyo sanka uu ka keenay dhiig.

Xaaladda caafimaad ee Caaqilka ayaa la sheegayaa in ay wanaagsan tahay, lama oga cudurka asiibay, balse qaar ka mid ah ehelada caaqilka ayaa sheegay in uu dhiiga ku karay.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com