Maydadka duqayn diyaaradeed oo kadhacday Shabeelada hoose oo la geeyey Muqdisho

HomeWararka

Maydadka duqayn diyaaradeed oo kadhacday Shabeelada hoose oo la geeyey Muqdisho

Xalay Saqdii dhexe ayaa Diyaarado dagaal waxa Ay duqeyn la fuliyeen deegaano hoostaga degmAda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose duqeyntaas ayaa gey

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Faahfaahin: Khasaarihii ka dhashay Qaraxii Muqdisho, tirada Dhimashada & Dhaawaca
Qarax Muqdisho lagula beegsaday Ciidamo ka tirsan DFS

Xalay Saqdii dhexe ayaa Diyaarado dagaal waxa Ay duqeyn la fuliyeen deegaano hoostaga degmAda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose duqeyntaas ayaa geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Duqeynta ayaa waxa ay ka dhacay tuulooyin u dhow deegaanka Bariire ee isla Gobolkaas,waxana soo baxayay in duqeyntaas dadka ku geeriyooden badi ay ahaayeen dad Shacab ah.

Warar aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in dadkii ku geeriyooday duqeyntaas 5 ka mid ah meydadkooda la kgeeyay qeybta meydadka Isbitaalka Madiina ee Magalada Muqdisho,waxaana la socda Saraakiil iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Dhinaca kale Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdi Casiis Cali Ibraahim xildhibaan ayaa isna sheegay in goobaha duqeynta lala beegsaday ay ahaayeen saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanada la duqeeyey.

Weerarka ayaa yimid maalin kadib markii qarax ismiidamain ah oo ka dhacay degmda Wanlaweyn ee gobolka ay ku dhinteen ugu yaraan 14 qof..

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • NUURKANEDERLAND. 6 years ago

    I=ISRAEL
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICES.
    ISN’T ISLAM & MOSLIMS.
    THEY ARE GREATER ISRAELI PROJECT & PLANS.

  • NUURKANEDERLAND. 6 years ago

    SOMALIYA WAA MASHRUUC

DISQUS: