Hay’adda Tayadhowrka Puntland oo baaritaan kadib shahaado siisay warshado (dhegayso)

HomeWararka

Hay’adda Tayadhowrka Puntland oo baaritaan kadib shahaado siisay warshado (dhegayso)

Hay'adda Taydhowrka Puntland ayaa maanta baaritaano kadib siisay shahaadooyin kusaabsan taya wanaag warshado wax soo saar oo ku yaala magaalada Bosaso

Warka Duhurnimo iyo Khadar Cawl (dhegayso)
Maxay ka wada hadleen Rooble, Mahdi Guuleed, Iyo Cabdi Xaashi?
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Hay’adda Taydhowrka Puntland ayaa maanta baaritaano kadib siisay shahaadooyin kusaabsan taya wanaag warshado wax soo saar oo ku yaala magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari.

Warshadahan ayaa soo saara biyaha waxaana ay kala yihiin Hubaal iyo Shaafi, wasiir kuxigeenka maaliyadda Puntland ahna duqa Bosaso, guddoomiyaha rugta ganacsiga Puntland iyo masuliyiin ka hadlay madasha ayaa bogaadiyay shaqada hay’adda Tayodhowrka Puntland ku ogaanayso tayada badeecadaha dalka iyo dibadda.

Hoos kadhagayso warbixinta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: