Maxay ka wada hadleen Rooble, Mahdi Guuleed, Iyo Cabdi Xaashi?

HomeWararka

Maxay ka wada hadleen Rooble, Mahdi Guuleed, Iyo Cabdi Xaashi?

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddodomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaa

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo digniin u diray wariyaasha been abuurka ka qora (Daawo)
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddodomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed.

Kulankan ayaa looga Arrinsanayay u diyaar garowga doorashada xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi (Somaliland) iyo in sida ugu dhaqsiyaha badan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha loogu soo gudbiyo liiska musharaxiinta Aqalka Sare.

Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: