Faahfaahin: Khasaarihii ka dhashay Qaraxii Muqdisho, tirada Dhimashada & Dhaawaca

HomeWararka

Faahfaahin: Khasaarihii ka dhashay Qaraxii Muqdisho, tirada Dhimashada & Dhaawaca

Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho waxaa ku geeriyoodeen laba Ruux oo Shacab ah halka 5 kale ay ku dhaawacmeen, kuwaas oo dhamaantood wadada marayay.

Turaanturada Donald Trump, Salaantiisa Maqiiqan iyo Walaaca Angela Merkel
Wasaaradda Arimaha Dibadda oo Cambaaraysay Ciidamadii gudaha u galay xarunta (Akhriso)
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Madar (dhegayso)

Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho waxaa ku geeriyoodeen laba Ruux oo Shacab ah halka 5 kale ay ku dhaawacmeen, kuwaas oo dhamaantood wadada marayay.

Sidoo kale waxaa la sheegay in burbur uu soo gaaray mid kamid ah Gaadiidka Ciidamada AMISOM ee qaraxa lagu weeraray, iyada oo dadka ku dhaawacmay qaraxa la geeyay Isbitaallada Magaalada Muqdisho.

Waa qarixii labaad ee Maanta ka dhaca Magaalada Muqdisho, iyada oo barqadii Maanta Ciidamo ka tirsan dowladda Hoose qarax miino lagula eegtay Agagaarka Ceelqalaw ee degmada Wadajir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: