Wasaaradda Arimaha Dibadda oo Cambaaraysay Ciidamadii gudaha u galay xarunta (Akhriso)

Wasaaradda Arimaha Dibadda oo Cambaaraysay Ciidamadii gudaha u galay xarunta (Akhriso)

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa ka hadashay falkii ciidamo hubaysan ay ku galeen xarunta wasaaradda arimaha dibadda ee ay isku dayeen inay kusoo xiraan wasiir kuxigeenkii arimaha dibadda ee xukuumadda oo lagu soo eedeeyey musuqmaasuq.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay inay waxba ka jirin eedaymaha musuqmaasuqa ee uu soo jeediyay hanti dhowaraha ee ku saabsan inuu galay musuqmaasuq, waxaana lagu sheegay inuu ahaa mid lagu suncad dilayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 3 months

    WELI SHEEKADII KACAANKA BAA NAGU QAFILAN