Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya oo Xukun Maanta Fulisey (dhegayso)

HomeWararka

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya oo Xukun Maanta Fulisey (dhegayso)

Maxkamada ciidamada qalabka sida dowlada Soomaalkiya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay nin lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay qarax dad badan ku dhint

Odayaasha gobolka Gardafu oo hay’ado ka tirsan QM ku eedeeyey in ay warbixino beenabuur ah ka fidiyeen gobolka (daawo)
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Maxkamada ciidamada qalabka sida dowlada Soomaalkiya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay nin lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay qarax dad badan ku dhinteen oo sanadkii hore ka dhacay Suuqa Beerta ee magaalada Muqdisho.

Cabdulqaadir Cabdi Xasan oo ahaa 40 sano jir ahaa ayaa qirtay in uu ka dambeeyay Qarax ka dhacay Suuqa Beerta ee Degmada Waabari bishii November ee sanadkii hore, waxaana qaraxan ku dhintay dad ka badan 30-qof oo u badnaa shacab Suuqaasi ganacsiyo ku lahaa.

DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Abdikafi Ahmed Abdi 7 years ago

    Assalaamu Alaykum , Radio Daljir Somalia

    In qofkii qof dila loo dilo waa xukun sharci ah , maadaama uu qirtay asaguna waan soo dhawaynayaa sababtoo ah si loogu cimri qaato oo qof dambe uusan ku dhiiran in uu qarax ku halaagin umad aanan waxba galabsan sida kuwa uu qaraxa la beegsaday ee ahaa hooyooyin caruurtooda bariiska u raadinayey

DISQUS: