Odayaasha gobolka Gardafu oo hay’ado ka tirsan QM ku eedeeyey in ay warbixino beenabuur ah ka fidiyeen gobolka (daawo)

Odayaasha gobolka Gardafu oo hay’ado ka tirsan QM ku eedeeyey in ay warbixino beenabuur ah ka fidiyeen gobolka (daawo)

Odayaasha gobolka Gardafu ee Puntland ayaa ku eedeeyey hay’ado katirsan QM inay warbixino beenabuur ah ka faafiyeen gobolka Gardafuu, islamar ahaantaana ay ka reebeen deegaamada Puntland ee loo diray kooxaha qiimaynta kusoo samaynaya abaarta jirta.

Haddaba odayaashan oo warbaahinta Daljir la hadlay ayaa dowladda Puntland ugu baaqay inay cabashadooda wax ka qabato.

Hoos kadaawo.

Odayaasha gobolka Gardafu Puntland oo hay'ado katirsan QM ku eedeeyey inay warbixino been abuur ah ka fidiyeen gobolkooda

Posted by Radio Daljir on Sunday, May 5, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com