Barakacayaasha Garoowe oo La Diiwaangeliyey iyo Puntland oo Hay’ado Digniin U Dirtay (dhegayso)

Barakacayaasha Garoowe oo La Diiwaangeliyey iyo Puntland oo Hay’ado Digniin U Dirtay (dhegayso)

Wasaarada arimaha Gudaha iyo dowladda Hoose ee Puntland ayaa maanta  graowe kuso bandhigay xog aruurin iyo tira koob lagu sameyeey barakaacaasya dagan magaaladda Garowe ee casimadda Puntland.

In ka badan  oo barakacaayl ah ayeey wasaaaradu sheegtay inay ku noolyihiin Kamamka kuyaal magaladda Garowe ee caasimadda Puntland ,wasaarada ayaa howshan bilowday 2016 kii.

DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com