Maxkamada Darajada koowaad ee DFS oo maata xukun kuriday Rag katirsanaa Al-shabaab (dhegayso)

HomeWararka

Maxkamada Darajada koowaad ee DFS oo maata xukun kuriday Rag katirsanaa Al-shabaab (dhegayso)

Maxkamada darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida ee DFS ayaa maanta oo talaado ah xukuno kala duwan kuriday eedeesanayaal Al-shabaab ka tirsanaa oo

Maanhadal: Cabashadda Ganacsatada & Dib u Furista Howlaha Shaqo ee Dekadda Boosaaso (dhegayso)
Ciidamadda Jubbaland oo dib habayn lagu samaynayo
Wasaaradda Waxbarashadda Puntland oo sheegtay imtaxanadka shahaadiga ah in Wakhtigisi laga soo hormariyeey (dhegayso)

Maxkamada darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida ee DFS ayaa maanta oo talaado ah xukuno kala duwan kuriday eedeesanayaal Al-shabaab ka tirsanaa oo maanta maxkamada lataagay.

Xubnahan maanta laxukumay ayaa lagu soo eedeeyay in ay masuul ka ahaayeen qorsheenta Qaraxyo dhowr ah oo ka dhacay Maqaayado kuyaala magaalada Muqdisho.

Hadaba Xukunka ragan waxaa kudhawaaqay Gudoomiyaha Maxakamada darajada koowaad ee DFS Xasan Cali Nuur Shuute.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: