Maanhadal: Cabashadda Ganacsatada & Dib u Furista Howlaha Shaqo ee Dekadda Boosaaso (dhegayso)

Maanhadal: Cabashadda Ganacsatada & Dib u Furista Howlaha Shaqo ee Dekadda Boosaaso (dhegayso)

Ku soodhawaada barnaamijkii Maanhadal oo inta badan looga hadlo mowduucyo xasaasi ah, waxaana todobaadkan ku soo qaadanaynaa xirnaanshaha dekadda Boosaaso ay xirnayd mudo 2 isbuuc ah iyado xalay dib u shaqo bilowday kadib heshiis Kumeel gaar ah oo ay kala saxiixden Ganacsatada wax kaso dajista Boosaaso iyo Maamulka dekadda Boosaaso.

Masuuliyiin kala duwan ayaa Barnaamijka Marti ku ah

Maxamuud Cabdi ibraahim ayaa Boosaaso kasoo jeedinaya Barnaamijka Maanhadal

DHEGAYSI WACAN

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com