Wasaaradda Waxbarashadda Puntland oo sheegtay imtaxanadka shahaadiga ah in Wakhtigisi laga soo hormariyeey (dhegayso)

Wasaaradda Waxbarashadda Puntland oo sheegtay imtaxanadka shahaadiga ah in Wakhtigisi laga soo hormariyeey (dhegayso)

Shir Saxafadeed maanta ay ku qabteen Garoowe Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Abshir Aw Yuusuf Ciise iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada Puntland Dr.Maxamed Cali Faarax oo ayaa waxay ku dhaawaaqay in Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland laga soo hormariyey waqtigii la qaadi lahaa.

Sido kale Imtixaanka ayaa qorshuhu wuxuu ahaa in la qabto 19/5/2018 ayaa laga dhigay inuu dhoco 12/5/2018 sida ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland.

Hoos kadhegayso codadka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com