Maxkamadda ciidamada oo xukuno ku riday dad loo qabtay qaraxii Soobe

HomeWararka

Maxkamadda ciidamada oo xukuno ku riday dad loo qabtay qaraxii Soobe

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka xukuno kala duwan ku riday eedaysanayaal loo haystay Qaraxii 14 October ka dhacay Isgoyska

Buug loogu magac daray AAFOOYINKA BARAHA BULSHADA oo Bosaaso lagu soo bandhigay
Wasaaradda Isgaarsiinta oo amar dul dhigtay Shirkadaha Isgaarsiinta dalka.
MAANHADAL: Falaanqeyn shirkii Dowlad Goboleedyada ee Garoowe lagu soo gaba gabeeyay (dhegayso/Daawo)

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka xukuno kala duwan ku riday eedaysanayaal loo haystay Qaraxii 14 October ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho.

Maxkamadda ayaa eedaysanayaasha ku kala xukuntay Toogasho,xabsi daa,in kuwo kale armar ku bisay in xoriyadooda dib loo siiyo maadaamada lagu waayay dambiyadii loo haystay.

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida Gaashaanle Xasan Nuur Cali Shuute ayaa ku dhawaaqay go,aanka maxkamadda ee ku aadan eedaysanayaasha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: