MAANHADAL: Falaanqeyn shirkii Dowlad Goboleedyada ee Garoowe lagu soo gaba gabeeyay (dhegayso/Daawo)

MAANHADAL: Falaanqeyn shirkii Dowlad Goboleedyada ee Garoowe lagu soo gaba gabeeyay (dhegayso/Daawo)

Kulanti wacan dhegaystayaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal  ee Radio Daljir  ,oo maanta ku saabsan Qodobadii ka soobaxay shirkii Madaxda maamul goboleedyada ee shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Garoowe .

Barnaamijka oo idinkaga imaanaya xarunta Dajir Bosaaso waxaa inoo daadihinya Axmed Sheekh Maxamed Tollmaan.

Halkan kadaawo sido kale Barnaamijka Maanhadal

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com