HomeWararka

MAXAY TAHAY SABABTA UU ISKU CASILEY MAXAMED AXMED XARAF?

Maxamed Axmed Xaraf oo kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Puntland ayaa shaaciyey inuu iska casilay xubinimadii Urur Siyaasadeedka KAAH iyo Golihiisa

Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo Hoygiisa Ku Booqday Islaan Ciise Islaan Maxamed (Sawiro)
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Caawa Warbaahinta la hadlay ayaa ka haddlay weraarki 14-octoober
Guddiga doorashooyinka Somaliland oo sheegay inay xalinayaan tabashada Wadani (dhegayso)

Maxamed Axmed Xaraf oo kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Puntland ayaa shaaciyey inuu iska casilay xubinimadii Urur Siyaasadeedka KAAH iyo Golihiisa dhexe oo uu ku jiray.

Si rasmi ah looma oga hase yeeshey dadka udhuun daloola arimaha siyaasada gaar ahaan tan Puntland ayaa sheegaya in xiisadaha codaadeed ee kataaxagan degaano udhaxeeya gobolada Sool iyo Nugaal iyo tan Boosaso ay salka ku heyso iscasilaadiisa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: