Maxay katiri QM shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo? (Akhriso)

Maxay katiri QM shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo? (Akhriso)

Qoraal kooban oo kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo, waxana loogu baaqay Madaxda Soomaaliya inay heshiis iyo tanaasul gaaraan.

“ Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa ay soo dhoweynayaan shirka uu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed ‘Farmaajo’ isugu yeeray Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Fedaraalka ah magaalada Dhuusamareeb, waxa ayna ku boorrinayaan hoggaamiyeyaasha Soomaaliya in ay heshiis isku tanaasul gaaraan si degdeg loogu fuliyo nuucii doorasho ee 17-kii Sebtember.

Magaalada Dhuusamareeb ayaa horay waxaa loogu qabtay shirar looga hadlayay arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, in kastoo aan la dhaqan gelin qodobadii lagu heshiiyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com