Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga?

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga?

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulammo goonni goonni ah la yeeshay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga & Ergayga gaarka ah ee Norway Heidi Elburgi Johansen.

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo labada Safiir ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka dalka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaare Rooble.

Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya iyo Ergayga gaarka ah ee Norway ayaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya waxaa ay uga mahad celiyeen dadaalkiisa ku aadan sidii ay dalka uga dhici laheyd doorasho xor iyo xalaal ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com