Madaxweyne Cagjar oo kulan sagootin ah la qaatay Ciidamada Liyuu boolis ee dagaalka ku qaadaya TPLF (Sawiro)

Madaxweyne Cagjar oo kulan sagootin ah la qaatay Ciidamada Liyuu boolis ee dagaalka ku qaadaya TPLF (Sawiro)

Madaxweynaha DDS Mustafe Muxumed Cumar iyo Xubno katirsan Golaha Wasiirada Deegaanka Soomaalida ayaa kulan kula qaatay Duleedka Magaalada Dhagaxle Ciidanka Gaarka ah ee DDS (liyuu booliska) ee loo diyaarinayo dagaalka kadhanka Ururka TPLF.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com