Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Boris Johnson?

HomeWararka

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Boris Johnson?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK Britain Boris Johnson kaas

Madaxweyne Xasan “Nin Isbaaro lagu soo qabtay oo Qaadicu Dariiq ah qof igu imaan karo malahan”
Wasiir Juxa oo Gaalkacyo Gaaray (dhegayso + sawirro)
MAANHADAL: Puntland oo hanaanka qabiilka kusii socota halkee gaaraysaa?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK Britain Boris Johnson kaas oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada waddan,arrimaha amniga Soomaaliya iyo Gobolka, horumarinta waxbarashada, dhaqaalaha, siyaasadda iyo gargaarka.

Kulanka ayaa waxaa Ra’isul Wasaare Rooble ku weheliyay Wasiirada Arimaha Dibadda iyo Waxbarashada, kuwaas oo Ra’iisul Wasaaraha kala qeyb galay Shirka Caalamiga Waxbarshada ee London.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxa uu hore ula kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibada Britain iyagoo ka wadahadlay sii xoojinta xiriirka labada dal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: