Maxay dowladda Soomaaliya uga jawaabtay  Go’aankii ka soo baxay maxkamada ICJ? (Akhriso)

HomeWararka

Maxay dowladda Soomaaliya uga jawaabtay Go’aankii ka soo baxay maxkamada ICJ? (Akhriso)

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Ambassador Cali Siciid Faqi ayaa sheegay in maxkamaddu ay go’aankaas qaadatay kadib markii ay eegtay codsigii ka

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
Tailiyaha Ciidamada AMISOM oo gaaray degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose
Doodda Garoowe kasocota ee khilaafka faderaalka iyo Puntland oo loo arko olole doorasho (dhegayso)

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Ambassador Cali Siciid Faqi ayaa sheegay in maxkamaddu ay go’aankaas qaadatay kadib markii ay eegtay codsigii ka yimid Soomaaliya iyo jawaabtii Soomaaliya ka bixisay.

Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray in Soomaaliya ay ku faraxsan tahay Go’aankaas,isla markaana ay u arkaan Kenya mudada la siiyay mid dhibaato aan ku aheyn Soomaaliya,sidaasi daraadeedna ay soo dhaweynayaan.

Kenya ayaa horey u dalbatey in 12 bilood dib loo dhigo balse maxkamadda ayaa sheegtay in 2 bilood dib loo dhigey,waxaana Soomaaliya ay ku adkey saneysaa in marnaba aysan wax isbedel ah ku sameyn doonin mowqifkooda ku aadan dacwadda Badda ee ala dhaxeysa Kenya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: