Doodda Garoowe kasocota ee khilaafka faderaalka iyo Puntland oo loo arko olole doorasho (dhegayso)

Doodda Garoowe kasocota ee khilaafka faderaalka iyo Puntland oo loo arko olole doorasho (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasumadda Puntloand ayaa waxaa ka socdo kulamo lagu soo bandhigayo khilaafka dowladda faderaalka ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada gaar ahaana waxa uu salka ku hayo, iyadoo waqti kooban uu ka haray doorashadii madaxtinimada ee Puntland.

Haddaba bulshada qaarkeed ayaa u aragta inay tahay mid qayb ka ah ololaha doorashada ee Puntland ee madaxda hadda joogta, waxaana dadka arrintaasi aaminsan ka mid ah Cabdulaahi Maxamed Cartan oo ah aqoonyahan deggan Bosaso, Tallman ayuuna u waramay waxa lagu tilmaamay shirarka arrimaha faderaalka ee xiligaan ka socda Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com