Maxamed Cabdillaahi Xuseen, musharraxii SINCAD ayaa ku guulaystay kuxigeenka Qardho.

Maxamed Cabdillaahi Xuseen, musharraxii SINCAD ayaa ku guulaystay kuxigeenka Qardho.

Maxamed Cabdillaahi Xuseen ayaa ku guulaystay guddoomiye kuxigeenka degmada Qardho, kadib markii uu cod aqlabiyad ah ku soo baxay.
21 cod oo golaha deegaanka ah ayuu helay guddoomiye kuxigeenka cusub ururka Sincad, halka musharraxii ururka Kaahna uu helay 12 cod.
Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com