Xoghayihii xiriirka gobollada ururka KAAH oo is casilay.

HomeWararkaQormooyinka Daljir

Xoghayihii xiriirka gobollada ururka KAAH oo is casilay.

Xoghayihii guud ee xiriirka gobollada urur siyaasadeedka KAAH Axmed Hurre ayaa is casilay waxyar kadib markii ay dhacday doorashadii duqa magaalada Q

XUKUMADDA PUNTLAND ILAALINTA AMNIGA TIMIRRE MA AWOODI WEYDAY?
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 37aad Dec 6, 2019 Xaawo Axmed (dhegayso)
Faysal Cali Waraabe waa Somaliland, Somalilandina waa Faysal Cali Waraabe!

Xoghayihii guud ee xiriirka gobollada urur siyaasadeedka KAAH Axmed Hurre ayaa is casilay waxyar kadib markii ay dhacday doorashadii duqa magaalada Qardho, ahna guddoomiyaha golaha deegaanka oo uu ku guulaystay ururka Mideeye oo is bahaysi la leh ururka kale ee SINCAD.
Iscasilaadda xoghayaha xiriirka gobollada ee KAAH ayaa salka ku haysa guuldarradii urur siyaasadeedka KAAH kaga dhacday doorashadii maamulka degmooyinka ee Qardho iyo Ufayn oo ay labadaba ku guulaysteen ururada Mideeye iyo Sincad.
Axmed Cabdi Hurre, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook ku sheegay, in uu gartay kursiga in uu banneeyo kadib markii uu wax natiijo ah isaga iyo ururkii uu matamayeyba ka keeni waayeen doorashadii ka dhacday Qardho iyo Ufayn.
Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: