Maxaad kala socotaa shirka Xalane iyo dadaalada loogu jiro siidaynta Roobow ? (Akhirso )

Maxaad kala socotaa shirka Xalane iyo dadaalada loogu jiro siidaynta Roobow ? (Akhirso )

Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Xalane waxaa ka socda shir xaasaasi ah oo looga arinsanayo siidaynta Muqtaar Roobow .

Shirka waxaa ka qeyb galay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Safiirka UK, Safiirka Turkey, Safiirka Jabuuti Urur goboleedka IGAD, Midowga Yurub iyo  qaar kamid ah  lataliyaasha dowladda ee danka Amniga.

 

Wararka uu helayo radio Daljir ayaa sheegaya in Roobo la siidayn saacadaha inagu soo aadan  ,si uu uga qayb galo doorashada Koonfur Galbeed .

Xariga Roobo ayaa sababay dibad baxyo rabshado wata ,kuwaas oo ay ku dhinteen ilaa iyo  2 qof .

Dowladda Soomaaliya ayaa laga sugayaa amarka lagu siidayn lahaa Roobo .

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com