Maxaad ka ogtahay heshiiskii Garoowe ka dhacay ee Wasiirka waxbarashada DFS & Maamul gobaleedyada? (Akhriso)

HomeWararka

Maxaad ka ogtahay heshiiskii Garoowe ka dhacay ee Wasiirka waxbarashada DFS & Maamul gobaleedyada? (Akhriso)

Is-afgaradka Wasaaradda Waxbarashada ee Dawladda Federaalka iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaa

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Shirkadda Isxilqaan ee haysata mashruuca jidka Garoowe-Gaalkacyo: “Shaqadu waa socotaa waana sii socon doontaa” (dhegayso)
Roob Xalay Ka da’aay Qardho oo samayn ku yeeshay Dadka Barakacayaasha ah (dhegayso)

Is-afgaradka Wasaaradda Waxbarashada ee Dawladda Federaalka iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Shir muddo dhawr bari ah uga socday Wasaaradaha Waxbarashada Garoowe ayna hogaaminayaan Wasiirada Waxbarashada ayaa waxaa la isku afgartay qodobadaan hoos ku xusan

1. In la asaaso Golaha Iskaashiga iyo Wadatashiga Wasaaradaha Waxbarashada.

2. In la mideeyo qalfoofta manhajka (Curriculum Framework) loona saaro guddi farsamo midaynta Qalfoofka Manhajka( Curriculum Framework).

3. In Maamul Goboleed walba si madax banaan u maamusho imtixaankiisa, lana sameeyo guddi madax banaan oo sameeya halbeegyada Guud.

4. In shahaadooyinka laga qaato lagana bixiyo maamul goboleed walba loona daabacan karo hab online ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: