Maxaa U Qabsoomay Hay’adda La Dagaalanka AIDs-ka Puntland ee PAC (dhegayso)

Maxaa U Qabsoomay Hay’adda La Dagaalanka AIDs-ka Puntland ee PAC (dhegayso)

Hay’adda la dagaalanka cudur aidiska ee PAC ayaa garoowe ku qabtay kulan ay ku eegayeen waxyaabah u qabsoomay sadexedii bilood ee a soo ay dhaafay laguna soo bandhiyay qorshaha saddexda bilood ee sooc socda .

Shirka oo ay ka qeyb galayaan hay,ada iyo ururo maxali ah waxaa uu socon doonaa muddo laba maalin ah Agaasimaha cusub ee ay hay,ada la dagaalanka Aidiska puntland cabdi qaadir maxamed axmed  oo dhawan madaxwene gaas magacaabay oo shirka furay ayaa sheegay inay ku raja weyn yihiin inay shaqo wanaagsan ka qabtan puntland inta uusan sanadkan dhamana sidii loo yaraeyn lahaa cudurka wacyi galin balaaranna oo sameyn lahaa .

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com