Buraan oo Isbital Iskutashi Looga Dhisayo iyo Kaalinta Reer Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Buraan oo Isbital Iskutashi Looga Dhisayo iyo Kaalinta Reer Puntland (dhegayso)

In bulsho ay isku tashato oo ay ka shaqayso daboolidda baahiyaheeda bulsho waa ay ka dhib yar tahay oo ay ka waqti yartahay in wax laga sugo hay’ado a

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
DFS oo kaashaneysa Taliska ciidamada AFRICOM oo saddex weerar oo cirka ah ku qaaday Al-Shabaab
Aragtida Dhegaystaha Daljir iyo Barnaamijka Tartan iyo Tacliin (dhegayso)

In bulsho ay isku tashato oo ay ka shaqayso daboolidda baahiyaheeda bulsho waa ay ka dhib yar tahay oo ay ka waqti yartahay in wax laga sugo hay’ado ama dowlado ajnabi ah oo aan la ogaan Karin inay codsigaaga aqbalayaan iyo in kale.

Degmada Buraan ee gobolka Haylaan ayaa waxaa laga dhagax dhigay isbitaalkii ugu horeeyey oo lagu dhisayo isku tashi dadwaynaha deegaankaasi , kaasi oo haddii lagu guulaysto daboolaya baahida caafimaad ee qaar ka mid ah degmooyinka Sanaag iyo Haylaan.

Cabdirisaaq Cismaan Cali oo ka mid ah guddiga howshan isku xil saaray ayaa radio Daljir uga waramay sida qorshaha ay ku bilaabeen ahmiyadda bulsho oo uu leeyahay, waxaana uu sheegay waxyaabaha dib u dhigay hormarka dalka inay ka mid tahay in wax laga sugo dibadda.

Maxamud Cabdi Ibrahim ayaa la xiriiray oo arimaan ka waraystay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: