Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibril oo ah lataliyaha Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shalay doorashadii helay 5 cod oo kaliya, taas oo dadku siyaabo kala duwan ay u fasirteen, yiraahdeena waxa ay shaki galinaysana rajadii uu lahaa Madaxweyne Gaas.
Haddaba Warbixintan Waxaa Boosaaso ka soojeedinaya Axmed Shiikh Maxamed Tallman.
Hoos ka daawo.
FAALLOOYIN & FALCELIN
Madax xun ma jirto ee dad xun baa jira.waa uun innagii.
Ma innagaa cay isugu dhaqaaqnay.
Warsan gadaley weylo kaa ciye.
Hoy hooyyy