Maxaa sababay in Abwaan Cabdirashiid uu helo 5 cod oo kaliya? (dhegayso | daawo)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Maxaa sababay in Abwaan Cabdirashiid uu helo 5 cod oo kaliya? (dhegayso | daawo)

Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibril oo ah lataliyaha Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shalay doorashadii helay 5 cod oo kaliya, taas oo dadku siyaabo kala duwan ay u fasirteen, yiraahdeena waxa ay shaki galinaysana rajadii uu lahaa Madaxweyne Gaas. Haddaba Warbixintan Waxaa Boosaaso ka soojeedinaya Axmed Shiikh Maxamed Tallman. Hoos ka daawo. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c30b9e30101004d724d8b7f/Warbixin_Maxaa+sababay+in+Abwan+Crashiid+oo+helo+5+cod+oo+qura_Tallman-05-Jan-2019.mp3

Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xasan Sheekh oo qorshe dagaal oo horleh abaabulaya
Afkaar-ururin doorashada Madaxweynaha Puntland: Yaad maanta Madaxweyne Puntland ugu codeysay? (dhegayso)
Sannadkii 1950 Muqdishu iyo Dubai iyo damiirka xanuunsanaya ee Soomaalida

Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibril oo ah lataliyaha Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shalay doorashadii helay 5 cod oo kaliya, taas oo dadku siyaabo kala duwan ay u fasirteen, yiraahdeena waxa ay shaki galinaysana rajadii uu lahaa Madaxweyne Gaas.

Haddaba Warbixintan Waxaa Boosaaso ka soojeedinaya Axmed Shiikh Maxamed Tallman.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Madax xun ma jirto ee dad xun baa jira.waa uun innagii.
    Ma innagaa cay isugu dhaqaaqnay.
    Warsan gadaley weylo kaa ciye.

    Hoy hooyyy

DISQUS: