Maxaa looga hadlayaa Shirka Muqdisho ee u dhaxeeya madaxda Maamul Goboleedyada ?

Maxaa looga hadlayaa  Shirka Muqdisho ee u dhaxeeya madaxda Maamul Goboleedyada ?

Magaalada Muqdisho waxaa ku shiraya maanta madaxda shanta maamul goboleed ee dalka Soomaaliya, kuwaas oo ka arinsanaya  khilaafka ka taagan doorshada dalka.

Waa shirkii ugu horeeyay oo ay madaxda maamul goboleedyada dalka isugu yimaadaan Muqdisho tan iyo wixii ka dambeeyay shirarkii Dhuusamareeb iyo Garoowe.

Kulanka ayaa waxaa lagu waday iney ka qeybgalaan xubnaha Beesha Caalamka ee ku sugan  Muqdisho, balse waa ay ka baaqdsadeen kadib codsi uga yimid dhanka madaxtooyada oo ahaa in madaxdu ay iyagu soo heshiiyaan.

Dowladdu dhankeeda waxa ay sheegtay in shirka  madaxda maamul goboleedyada u socda inuu ahaa mid ka yimid dhanka madaxtooyada oo ay ergo ka yihiin madaxda maamulada Hirshabelle,Galmudug iyo Koofurgalbeed.

Diiwanka warararka

Radio Daljir.com

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com