Maxaa looga hadlay maanta Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dhammeystirka Arrimaha Doorashooyinka oo galay maalintii 2aad (Akhriso)

Maxaa looga hadlay maanta Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dhammeystirka Arrimaha Doorashooyinka oo galay maalintii 2aad (Akhriso)

Maalintii 2aad iyo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dhammeystirka Arrimaha Doorashooyinka dalka.

Shirka waxaa goob joog ka ahaa madaxda maamulada, Galmudug, koonfurgalbeed, Hir-shabeele, Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Shirka ayaa maanta waxaa warbixin looga dhegaystay Guddigii Farsamada doorashooyinka ee ku shiray Baydhabo 15-16 Febraayo.

Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com