ABIYA AXMED: “WAXAA MAS’UULIYADDA XADGUDUBYADII DHACAY QAADAN DOONA ASKARTII KUFSIGA GEYSATAY” (daawo)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

ABIYA AXMED: “WAXAA MAS’UULIYADDA XADGUDUBYADII DHACAY QAADAN DOONA ASKARTII KUFSIGA GEYSATAY” (daawo)

Abiy Axmed oo ka hadlaya xadgudubyada ka dhacay dagaalkii gobolka Tigreega ayaa yiri, “waxaa mas’uuliyadda xadgudyadii dhacay qaadan doona askartii ge

Beesha Abokor Ciise oo kahortimid siyaasiiyiinta reer Nugaal ee qalalaasaha amnidarro ka wada Garoowe
Abukar Arman: Sidii Soomaaliya “Mar Kale loo Bilay” Sida Ameerika!
UGAAS MUSTAFE: “CANFAR NAMA RARAYSEE CIIDANKA MILATARIGA ITOOBIYA AYAA BARAKACA KA DAMBEEYA”

Abiy Axmed oo ka hadlaya xadgudubyada ka dhacay dagaalkii gobolka Tigreega ayaa yiri, “waxaa mas’uuliyadda xadgudyadii dhacay qaadan doona askartii geysatay kufsiga ama boobtay hanti shacab.”

Dowladda Eriteriya ayaa lagu eedaynayaa in ay qayb weyn ka tahay xadgudubyada ka dhacay gobolka, Mareykanka oo arrinkaas dabajoogana waxa uu asbuucaan xannibaad la beegsaday saraakiil sare oo ka tirsan Eriteriya.

Hadalkan ayuu RW Abiy ka sheegay Baarlamaanka dalka Itoobiya oo  uu maanta hortagay.

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: