Maxaa kala Haysta Ciidanka Saldhigga Burtinle iyo Shacabka Caraysan (dhegayso)

Maxaa kala Haysta Ciidanka Saldhigga Burtinle iyo Shacabka Caraysan (dhegayso)

Ciidanka ammaanka degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa ku dhiban sidii ay uga hortegi lahaayeen mudaharaadyo rabshado wata oo saacadihii ugu dambeeyey ka socdey degmadaasi, loogana soo horjeedey korukaca qiimaha dollarka, sida uu Daljir u sheegay Xasan Maxamed Cali Xasan Burtinle Taliye kuxigeenka dagmada Burtinle.

DHEAGYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com