Shaqaale Samafal oo lagu Afduubay Gobolka Baay (dhegayso)

HomeWararka

Shaqaale Samafal oo lagu Afduubay Gobolka Baay (dhegayso)

Ugu yaraan todobo ruux oo u shaqaynayey hay'ada samafalka ee lagu magacaabo GREDO ayaa lagu afduubtay inta u dhaxaysa Daynuunaay iyo Baydhabo ee Gobol

RW Theresa May, “Doorashadu uma Hakanayso Falalka Argagixisada”
Madaxweynaha Dowladda Puntland Ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland Ku Soo Dhaweeyey Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam
Dhaqanka Soomaaliyeed oo soo Dhaweeyey Natiijadii Shirkii London (dhegayso)

Ugu yaraan todobo ruux oo u shaqaynayey hay’ada samafalka ee lagu magacaabo GREDO ayaa lagu afduubtay inta u dhaxaysa Daynuunaay iyo Baydhabo ee Gobolka Baay, waxaana la rumaysan yahay inay ka dambeeyaan ururka Alshabaab.

Cabdiraxmaan Xasan Cabdi oo kamid maaulka degmada Buur-hakabo ayaa Radio Daljir usheegay inay shaqaalahaasi ay aftduubten Al-Shabaab Zubeyr Shikh Cabdi ayuu uga waramay afduubka shaqalahaasi ?

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: