Masuul katirsan xisbiga Kulmiye ee Somaliland oo lagu dilay Laascaanood

Masuul katirsan xisbiga Kulmiye ee Somaliland oo lagu dilay Laascaanood

Kooxo hubaysan ayaa gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ku toogtay  Maxamed Barkhadle Cabdi oo ahaa wakiilkii xisbiga Kulmiye ee gobolka Sool.

Dilka ayaa kadhacay goob u dhow bar caafimaad, waxaana baxsaday kooxihii dilka gaystay.

Ciidamada Somaliland ayaa wada baaritaano dilka kusaabsan.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com